Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Nidaamka Hirgelinta Waxbarashada dalka (Akhriso)

Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta soo saaray wareegto ku saabsan nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadaam dhawaan lagu wado in la furo sannad dugsiyeedka cusub. Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Xassan Maxamed Cali ayaa saxaafadda u akhriyay wareegtada waxana ka mid ah, si looga fogaado jahawareer ku … Continue reading Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Nidaamka Hirgelinta Waxbarashada dalka (Akhriso)